Republic of somaliland icon

Republic of somaliland


1 чел. помогло.
страницы: 1   ...   10   11   12   13   14   15   16   17   18
return to the beginning



^ SOME REAL LIFE EXAMPLES (You try to find more)


A. EXPANSION Of SOLIDS

1) Metals are heated so that they expand and can be deformed easily into any shape

2) furniture may crack at night after a warm day

3) cool down a metal to contract to a smaller volume


B. EXPANSION of GASES

Car tyres are inflated with air to allow the expansion of heated air

Car or bicycle pump

C. TRANSFER of HEAT

In a mercury thermometer expansion varies directly as the temperature rise.

In cold countries windows have double glazing to insulate the building and prevent heat loss.

When you stand on a cold floor the heat from your feet travels by conduction to the cold floor and your feet feel cold

On a carpet there is little heat transfer and so your feet feels warm.

^ By convection: sea winds;cooking Somali tea

By Radiation: white clothes are cooler (reflection) ;vacuum flasks are silvered (reflection); solar panels at the top of houses;

white reflects;black absorbs abut gives out heat quicker.

Heat Capacity: Cooking with metal pots needs less heat then clay pots-metal has lower specific heat

Sand has much lower specific heat than water and heats up quicker since it needs less heat.

^ Latent Heat : Ice at 0 degrees Celsius takes the latent heat out of a drink, cools the liquid down but maintains 0 degrees C but loses volume and shape.

Evaporation: Ahmed sweats and loses heat due to hot molecules joining the air, leaving the cols molecules behnd.


D. LIST of EXAMINABLE PRACTICAL EXPERIMENTS


Measurement

Know how to use/operate on decimals and fractions of decimals.

Scales: Know how to read simple and more difficult scales (eg on a ruler, thermometer,metre ruler, voltmeter,ammeter, measuring cylinders,digital clocks etc


^ Length: Using a ruler and tape measure for all different lengths and height in mm,cm,and m and imperial units


Time: Using a stopwatch (digital and analogue) correctly.(in sec,mins, and hours)


Volume: Using a measuring cylinder, eureka can and beaker etc correctly,(in cc,cm3,ml,cl and litres;find the volume of regular and irregulat objects.


^ Mass and Weight : Using weighing scales to measure mass in grams,mg,and kg;using a spring balance for kg (converted to Newtons) and Newton-metre; using bathroom scales to measure a person’s mass/weight in kg and Newtons


Temperature: Using a thermometer to show eg body and water temperatures.


^ Density: To calculate the density of different objects by finding the mass and the volume


Light

Travels in straight lines Recalling eg sunlight thru the clouds, the ‘bul’, thru holes in a dark in room; cant see round corners; pinhole camera, torch beam, cinema


Using property of no 1. above: ^ Shadows: a shape in front of a bulb or light source;at night;investigations


Reflection of light: Exact drawing and calculation of laws of refection: using a ray of light, a protractor,a ruler, a pencil, a piece of paper,and a plane mirror. Reflection of sun from a shiny surface;total internal reflection in a glass block.


Refraction: Recalling in water,in the atmosphere; Exact drawing and calculation of laws of refraction : using a ray of light, a protractor,a ruler, a pencil, a piece of paper,and a glass block


Using convex and concave mirrors: Exact drawing and calculation of laws of reflection : using a ray of light, a protractor,a ruler, a pencil, a piece of paper,and a glass block

Using convex and concave lens: formation of real images on the wall or screen. Show spectacles,magnifying lens etc.

Use a ray of light to obtain a rainbow/spectrum on the wall or screen thru a glass block.

Heat and Temperature

a) Heat up a container of water and see and record the temperature changes. Strike match and explain the high temperature and the low amount of heat energy. Heat capacity: b) From a) Calculate the volume and mass(weigh it) of the water and the temperature change(in degree C) and use the specific heat capacity of water to calculate the amount of heat energy needed to heat the water in the container of water. Calculate also volume and mass loss at the end . This experiment demonstrates also conduction, evaporation and convection and radiation (stand near it!)


^ Why/How does the classroom get hot?


Expansion and contraction : Heat a metal rod and then cool it down with water (be careful!);of a liquid expanding in a thermometer; cold glass container breaks if hot water is poured onto it. In the kitchen and cooking; metal cutlery heat up by conduction use wooden or plastic handles to stop it


Show good heat conductors (eg metals especially Copper, iron,) or insulators (wood, plastic, cloth etc) in use everywhere.


^ Latent heat of fusion : Show a lump of ice at a constant 0 degrees C in a soda drink. Simple explanation of how a fridge works. Melting candle and then burning.Wax solidifying after being molten. Freezing of water and melting of ice


Latent heat of vaporisation Boiling water to steam.

Condensing: Water boiling and becoming steam falling onto a solid substance and condensing back to water.


Electricity

Torch: battery(cell), bulb,switch; Car battery and bulb and wire (switch on and off by disconnecting wire)

Sound, Magnetism, Electrostatics, Waves, Motion, Electromagnetic Induction, Mechanics


^ Muqararka Af-Soomaaliga ee Dugsiyada Sare ee Soomaaliland

Fasalka


Dhuuxid

Naxwe

Maanso

Hawlqabadyo

Fasalka

Koowaad

  • Ka dib marka ardaydu akhrido ama dhegeysato sheeko ,curis ama maqaal kale,ama daawadan riwaayad filim iwm, waxa ay ka jawaabayaan laylisyo kala nooca sida:

Su’aalaha caadiga ah sida –maxaa? Yaa ama kuma/tuma?,sidee? Waayo? Xaggee? Iwm.

Dooro jawaabta saxa ah buuxi meelaha banaan qor curis 15 sadar ah soo gaabi sheekadan ama qoraalkan rogrog eraygan oo ka samee 10 eray oo kale weedho gali erayadan isku beeg erayadan isku macnaha ah kuwa isku lidka ah iwm.weedho gali ereyadan.

  • Waxa ay baranayaan codaynta sida Alifba’da Af soomaaliga ee cusub kana kooban 23 xaraf.

Tixraac naxwaha cusub ee Afsoomaalig .bogga Xaaji Raabi.

  • Waxa ay baranayaana kala saaridda ama kala qoridda ereyada la isku raacin jirey sidan-

Waxay –waxa ay waan- waa aan wuu –waa uu.

  • Erayada Afka soomaalig [eeg naxwaha cusub ee Af soomaaliga].

Xubnaha hadalka si guud sida :magac,fal ,magac-uyaal ,tilmaan iwm.

  • Waxa ay barnayaan in ay tilmaameeyaan weedho fudud ,weedho culus,weedho dhafan,qoraal kooban iwm.

  • Eray bixinta naxwaha :waxa ay baranayaan erey bixinta naxwaha .

  • Waxa ay baranayaan qafiyadda maansada .

  • Waxa ay fahmayaan jaanta ama ridmada maansooyinka kala duwan.

  • Waxa ay baranayaan oo isticmaalayaan maldaheyaasha fudud sida ekeye .shareere,qofayn iwm.

  • Waxa ay baranayaan erey bixint la xidhiidha qaybaha hadalka sida tix,tiraab,maanso, murti,maahmaah,odhaah ,tuduc iwm.

  • Waxa ay fahmayaan noocyada maansada sida kuwa gaagaban,kuwa dhexe iyo kuwa dhaadheer.

Tusaalooyin:

Waxa ay kala garanayaan wixii loo isticmaali jirey maansooyinka iyo sida hadda loo adeegsado.

  • Waxay xoogga saarayaan maansooyinka gaaban.

  • Muqararku waxa uu faraya ardeyda in ay u shaqeeyaan kala ,laba,koox iyo wadarba.

  • Hawlqabadyada waxa ka mid ah:doodo,jilid riwaayado[gaagaban]’ciyaarta ereyada,yeedhis iwm.

  • Waxa kale oo ka mid ah hawlqabadyada shaqda guriga.

  • Waxa ay fasalka hortiisa ama dibadiisa ku ciyaarayaan hidaha iyo dhaqanka sida batarka,saylicida iwm.

  • Kediska dugsiyada waa ay ka qayb gelayaan.

  • Khudbado.



  • Maansooyin ay curiyeen



^

Guud mar Muqararka Cusub ee Af-Soomaaliga Dugsiga Sare





Fasalka

Dhuuxid

Naxwe

Maanso

Hawlqabadyo

Fasalka

Labaad

Kadib mark ay ardaydu akhrisato ama ay dhegaysato sheeko ama qoraal oo ay fahmaan ,waxa ay ka jawaabayaan laylisyo kala nooc nooc ah ,

Sida; ayaa sameeyey?

Waayo ?

Sidee u dhacday?

Dooro jawwbta saxa ah,

Buuxi meelaha banaan.

Rogrog erayadan.

Weedh gali erayadan.

Isu beeg erayadan.

  • Qor curis,soo gaabiqoraalka ilaa labaatan sadar.




  1. Qeybta hadalka oo faahfaahsan.

  2. Magaca qeybihiisa oo faahfaahsan.

Falka qeybihiisa oo faahfaahsan.

Tilmaame qeybihiisa oo faahfaahsan.

Xidhiidhiye oo faaahfahsan.

3- Astaameynta

Waxay baranayaan dhammaan astaalaha hadalka oo dhan waxay astaameynayaan weedh fudud weedh culus ilaa bog badhkii.

  1. Waxay naqtimayaan erey bixintii la xidhiidhay maansadii &murtidii sanadkii hore ,sida suugaanta badaha maansada waxay xoogga saarayaan maansooyinkaii dhexe sida jiiftada,batarka,geeraarka,koolkooliska & dhaantada sidii hore loo isticmaali jirey iyo sida hadda loo isticmaalo.

  1. Dood

  2. Jilidda

a. Sheekooyin gaagaaban

b. Riwaayo gaagaaban

c. Ciyaaro ah higaadda erayada

  1. Yeedhis

  2. Tartamo kadis suugaaneed ah.



^

Guud mar Muqararka Af-Soomaaliga Fasalka Saddexaad ee Dugsiga Sare


Fasalka

Sheekoyin & Riwaayado

Naxwe

Maansooyin

Erey bixin iyo Layliyo

Fasalka Saddexaad

Marka ay ardaydu bixiyaan sheekada riwaayada,ama dhegeystaan,daawadaan,ha ka qoraan curisyo,kobcinta qoraalka afka soomaliga ,korinta dareemayaasha tusaale,maqalka araga iwm.

Sheekooyinka iyo riwaayadaha halkan galayaa waa in ay noqdaan kuwo waafaqsan ujeedada barashada Af soomaaligaee Dugsiga Sare

Su’aalo dooro jawaabta saxa ah,buuxi meelaha banaaniwm.

  • Ka jawaabayaan su;aalo la xidhiidha sheekada ama qoraalka sida maxaa,waayosheekooyin maqaalo iyo qoraalo kale oo guud mar ah,mid dhexdhexaad ah ,ama dhaadheer,dabadeed waxay ka jawaabayaan laylisyo kala nooc ah,su’aalo caadi ah .

Kala dooro

Rog-rog

Ka dhex qabo eryga aan la socon .

Qor curis 20 sadar ah soo gaabi sheekada.

Barashada naxwaha Afka soomaaliga ee dugsiga sare,tusaale

Qurubka ,weedhaynta,astaameynta iyo naxwe kale .

Tixraac buugga naxwaha ee uu qoray Xaaji Raabbi bogga taariikhda Af soomaaliga sharciga qoraalka xaquuqda qoraaga adeegsiga qamuuska.

  1. Naqtiin xubnaha hadalka.

  2. Astaameynta oo dhan sheeko gaaban hal bog.

  3. Yeele iyo la yeele.

  4. Weedhayn qurub weedheedyo.



Qeybaha maansada iyo hab dhaca maansada xidhiidhka iyo taariikhda maansada soomaalida[I] maanso guri;buraanbur;heesaha dhallaanka;hararka ;caanaha;salsalka;maqash iwm.

[ii]manso gole :-ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka [heesahooda];hees hawleed ,xoolaha,subaasha,gamaank,beerah,[dibida],kaluumeysiga,saarka,baarcadaha iwm.

[iii]manso geed: gabayga,geeraarka,masafad,jiiftada,maahmaahaha,weedhaha,murtida:-hal jireed hal garaad,hal milaal ,hal dhac,hal hays iwm.

Xidhiidhka iyo taariikhda maansada soomaalida marxalad soo jireen ah,marxalad dhexe,marxalad culus ama taa lagu jiro.

  • Miisaanka maansada soomaalida

  • Qafiyad

  • Jaanta

  • Maansooyinka dhexe sida jiiftada,geeraarka ,batarka

  • Dhaantada

  • Kuwa dhaadheer sida gabeyga iyo kebeda.

In ardeyda farsad loo siiyo in ay u sheegaan keli keli , laba laba iyo koox koox.


Hawlqabadka doodaha jilidda riwaayadaha abaabulka cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka, bandhig suugaaneed, faallooyinka qudbadaha IWM.


Doodo

Khudbado, sheekooyin gaagaaban, dhexe, hal jilid, laba jilitaan

Kediska dugsiyada sare

Booqashada meelaha taariikhig a ah iyo goobaha dhaqanka iyo cilmiga sida: Madxafka, musiam , idaacadda, jaamacadda, tiifiiga, xeebaha iyo miyiga


  • Ardaydu waxay isku hagaajinayaan hadal la is dhaafiyey

  • Ardaydu waxa ay dhagaysanayaan cajalado oo sheegayaan badaha maansada.


^ Manhajka Af-Soomaaliga Fasalka Afraad Dugsiga Sare


Fasalka

Sheeko

Naxwaha

Maanso

Hawlqadab

Fasalka Afraad

Marka ardaygu akhriyo ama dhegeysto sheeko maqaal,meel dhexaad ah ama dhaadheer,uuna fahmo waa inuu ka jawabo su’aalo kala duwan sida:-

Waayo,xagee,goorma,kuma su’aalaha caadiga ah.

Imtixaanka caadiga ah

Imtixaanka fudud

Dooro ta saxa ah

Is barbar dhigidda

Fikrado ku jira qoraal

Rogrog kana samee erayga [Nacas]15 eray.

Kala dooro mida saxa ah

Goobaabin gali

Sax erayadan

Su’aalah-Gorma,halkee,sharax erayga dan shaxda hal xidhaale

Qor curis [40] sadar ah.

Soo ggabi sheeko dheer

Nakhtiin

Falalka af soomaaliga

Falka qofayneed

Tiro

Derajo

Qodobka Af-Soomaaliga

Xubnaha hadalka

Naxwaha sifaynayd mugga I M.X. Xuseeen Raabi

Goorayn fudud

Goorayn lamaan

Goorayn dhafan

Koobid


  • Qurubka

Af-Somaaliga

Qurub qodob

Qurub xidhiidhiye

Qorub meeleeye

Qurub diidmo

Qurub jiho

Qodob aqoonsi

Qodob celcelin

Qodob su’aaleed

Qodob tusmeed

Qodob lahaansho

  • Astaamayn

-Hal bog (sheeko dhexe)

- Shan bog (sheko dheer)


  • Taariikhda maansada Soomaaliyeed

  • Gabayaagii horem gusbinta fariimaha shiirigelinta qabyaalada.

  • Maanso hawleedkii

  • Gabayaagii dhexe – Amaanta geela, fardaha, dagaalada qabyaaladeed.

  • Faanida reerba reerka uu ka badan yahay

  • Gabayaagii ka horeeyey gumaysiga – Wiil waal, Salaan Carrabey, Raage Ugaas

  • Gabayadii casriga ahaa

  • Amaanta dumarka

  • Xasan Ganay

  • Fahmidda dhibaatada isticmaarka

  • Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

  • Gabayadii xorriyada doonka

  • Barkhad Cas, Timo-cadde, Cali Sugulle

  • Gabaygii Calan helidda Timo-cadde - kaana siib kanna saar

  • Cali Sugulle – calankaan dhisnay sow ma soo dhicin

  • Gabayadii Kacaanka

  • Gabayadii Jabhadda

  • Gabayadii Gobonimo soo celinta Soomaaliland

  • Hadalka maldahan

  • Ekeeye

  • Shareere


Fasalka Koowaad


Understatement (Dayro)

Overstatement (buunbuunin)


Fasalka Labaad


  • Sillan sugan

  • Qofayn


Fasallada 3aad/4aad



- Doodo

- Jillidda sheekooyinka

  • Riwaayadaha

  • Tartanka qoridda erayo adag

  • Yeedhis

  • Shaqo guri

  • Tartan fasaladda dugsiga

  • Booqasho dugsiyo kale

  • Booqasho degmooyin

  • Booqasho gobolo

  • Samaynta riwaayado gaagaaban fasalka hortiisa

  • Keenid dad xaafada oo maansooyin tiriya

  • Dhiirigelinta hablaha buraabur ka tiriyaan fasalka hortiisa

  • Gabay samayn gabdhaha

  • U yeedhis koox qalabka muusiga heeso ku tumaysa

  • Dhegeysi moonsooyin, heeso IWM fasalka hortiisa

  • Abaalmarin ardayda ku dhiiran hawl qabadka noocaas ah.






^ MUQARARKA AF-SOMALIGA DUGSIGA SARE EE FASLAKA 1 AAD


Qaybta

U jeedada Guud

Tusmo

Habka wax dhigista iyo hawlqabadka

kaabayaal




  1. Gogol dhig suugaanta




  1. Maansada



3. Maahmaahda iyo Murtida

  • Dhammaadka qaybtan

  • sharaxa suugaanta, ardaydu waxa ay aqoon u yeelandoonaan suugaaanta

  • Qaybaheeda

  • waxa ay si tafatiran uga arki doonaan u jeeddayinka kala duwan ee suugaanta

laga leeyahay.


  • Dhammaadka qaybtan ardaydu waxa si cad ay u qeexi doonaan macnaha ereyga Maanso iyo

  • qaybaheeda kala duwan




  • Dhammaadka qaybtan ardaydu waxay ay awoodi doonaan

- Furturista

- Maahmaahaha iyo Murtida

  • Waxay awood u helayaan adeegsiga maahmaaha kala duwan iyo murtida Afkooda hooyo

Waxay garasho buuxda u yeelanayaan madasha ay ku baxday Maahmahkasta iyo Murti waliba iyo sida loogu kaabohadalka ee loo cuskado

  • Waa maxay suugaani?

  • Qaybaha suugaanta

  • Taariikhda

  • Suugaanta Somalidda



  • Allayl dumay ( Gabay)

  • Allahayow nin ii daran (Gabay)

  • Go’aha noodoorsha (gabay)

  • Xiinfiniin (Gabay)

  • Ooggii horay nagu kaceen (Gabay)

  • Baroor-diiq (Gabay)

  • koofil (Gabay)

  • Arligaa la kala boobayaa (Gabay)

  • Sange dhabarkii (Gabay)

  • Hedi hakaa raagto (Gabay)

  • Qayaash maash (Gabay)

  • Sidii geel haraadoo (Gabay)

  • Ka sabaan ka sabaan (Geeraar)

  • Yarad diid (Geeraar)

  • Dhoomaha Sanaag ama dhool bari (Hees)




  • Maahmaahyada ku qoran buugga

  • Murtida ku qoran buugga

  • Sida loo adeegsado Maahmaahaha iyo Murtida

  • Maahmaahaha iyo murtida la hayo iyo madashay ku baxeen iyo dhacdadiiba hadii ay suurogashay



  • Ardayddu waxa ay qeexi doonaan suugaanta qaybaheeda

  • Waxa ay ardaydu si koox kooxa ah u rogrogidoonaan taariikhda suugaanta umada soomaaliyeed

  • Waxa ay ardaydu iyaga oo koox koox ah kala saaridoonaan, heerarka ay soo martay suugaanta soomaalidu

  • Ardaydu waxa ay ka doodi doonaan faraqa u dhexeeya suugaanta hore iyo tan maanta

  • Ardaydu waxay ay qeexi doonaan maansada iyo qaybaheeda,

  • Waxa ay si koox koox ah u falan qayn doonaan waxa u dhaxeeya Gabay iyo Geeraar ama Buraanbur iyo Heeso

  • Waxa ay ku loolamayaan maansada cida tirisay, sababta, goorta, qaybaheeda, dulucda ama figrada guud

  • Ardaydu waxay ay fahmi doonaan mawduucyada kala duwan ee ay Maahmaahahu ku saabsan yihiin

  • Dulucda macne ee Maahmaahkasta ku qarsoon

  • Sida loo adeegsado maahmaahaha iyo waxa loo cuskado

  • In uu ardaygu dhowr maahmaahood mid ka doorto oo uu ka diyaarin karo curus, maqaal ama sheeko

  • In uu ardaygu mawduucyadikala duwanaa ee maansooyinka uu soo dhigtay mid kasta ka qori karo dhowr Maahmaahood oo la xidhiidhi, sida Fardaha, Nabadda, IWM

In ay ardaydu garan karaan soona saari karaan Maahmaahyo ay ku jiraan waxyaabo isku lid ah, si maahmaahahu ugu fududaato

In ay ardaydu fahmi karaan maahmaah hab sarbeeba u dhacada iyo kuwo hab toos ah u fasirma.

  • Buugga 1aad ee suugaanta D/sare

  • Abwaannada iyo dhaqan yaqaannda

  • Cajalado maqal iyo muuqal

  • Internetka sida www.Aftahan.com




  • Buuga 1aad ee suugaanta D/sare

  • Buugga naxwaha Afsomaliga ee

  • X. Raabb

  • Internet

  • Dhaqan yaqaano iyo taariikhyaqaano



Buugga suugaanta fasalka 1aad

  • Buuga kale ee maahmaahda iyo murtida ah

  • Canalado hadii awood loo helo maqal iyo muuqaal ah

  • Dhaqan yaqaan

  • Internet sida www.aftahan.com

























^ 4. Hees howleedyada

  • Dhammaadka gaybtan heeso


hawleedyoda, ardaydu waxa kala garasho u yeelan doonaan heeso howleed waraabka xoolaha

  • Hees hawleedyada Geela

  • Hees hawleedyada Lo’da

Heeso hawleedyada Adhiga

  • Koox koox ayaa ay u qaadayaan heesaha geela marka uu sabada yimaado

  • Waxa ay ku luuqaynayaan heesta waraabka ee bilowga (shifo ku afsaar)

  • Waxa ay jiibinayaan heesta Lo’da ee waraabka sida “meel bur cowsa”

  • waxa ay matalidoonaan lo’ cabaysa iyo nin shubaaya

Heesaha waraabka






  • Buugga Nabadshe ee Yusuf Shaacir

  • Abwaanyada

  • Dhaqanyaqaanada

  • Canalado maqal iyo muuqaala

  • Internetyada suugaanta ururiya
Heeso howleedyo


^ 5. Xubnaha afka maldahan

6. Sheekooyinka iyo Curisyada


7. Halxidhaalah


8. warqad Corista


9. Eraybixinta Suugaanta iyo Erayada culus ee casharada


  • Dhammaadka qaybtan ardaydu waxa ay ku waaya arki doonaan xubnaha afka maldahan gaar ahaan kuwa fudud

  • Ekeeye

  • Shareere

  • Qofeeyn



      • Dhammaadka qaybtan,

  • Ardaydu waxa ay awoodi doonaan

  • Nooyada sheekooyinka

  • Qaabdhismoodkooda

  • Fikradda ay xanbaarsan tahay iyo u jedada laga leeyahay

  • Waxa ay ku waaayo arki doonaan curisyada iyo dhismahooda



  • Dhammaadka qaybtan ardaydu

  • Waxa ay awood u yeelandoonaan furfurida helxidhaalayaal kala duwan ama kala waji ah.



  • Dhammaadka qaybtan waxa ay ardaydu awoodi doonaan qoraalka waraaqaha sida:-

  • Warqad shakhsiyeed

  • Warqad ganacsi



  • Dhammaadka qabtan.

  • Eray bixinta ardaydu waxay ay ogaan doonaan micnaha eray bixinta suugaanta iyo ereyada adag ee buugga,

  • Xubnaha afka maldahan

sida

  • Shareere

  • Ekeeye

  • Qafayn




  • Gurac madoobe iyo guurkiisii (sheeko)

  • Tafe dhiig (sheeko)

  • Deeqsi ma deego (sheeko)

  • Sow talo iskuma kaa sheegto (sheeko)

  • Saadaasha Roobka (curis)

  • Biyuhu waa halbowlaha nolosha (curis)



  • Hal xidhaale

  • Hal xidhaale Maanso

  • Masalo

  • Fariimeed

  • Jirrabaad

  • Xisaabeed



  • Warqad qoraal

  • Shakhsiyeed

  • Warqad shaqo

  • Warqad ganacsi



  • Eeybixin

1. Suugaan

2. Maansada

3. Ereyada buugga ee adag


  • Ka dib ardaydu waxa ay falan qayn doonaan macnaha erayga maldahe

  • Waxa ay is barbar dhig ku samayn doonaan ereyada Ekeeye iyo shareere

  • Waxa iyaga oo kooxo ah ka doodi doonaan ardaydu ujeedada loo isticmaalo afka maldahan

  • Waxa ay ku baratami doonaan tusaalooyin, Shareere, Eekeeye iyo Qofeeyn



  • Ka dib markay ardaydu akhrido ama dhagaysato, sheeko, curis, ama maqaal, waxa ay si fahan iyo aftahanimo leh jawaab uga celinayaan way diimaha la xidhiidha sida:-

  • Kuma, tuma, xagee, sidee, waayo, sababee IWM

  • Ardaydu waxay awood u helayaan kasmada la xidhiidha mawduuca, qaybaha sheekada, shaqsiyadaha iyo sida ay u kala muhiimsan yihiin

  • In ay ardaydu awoodo soo gaabinta sheeko iyo ka saadaalinta waxa gunaanad ku noqon doono

  • In ay ardaydu fahamto kana jawaab celiso waydiimaha la xidhiidha habka qorshaha dhismaha sheeko kasta oo uu dareemi karo sida ficiliyadu iskaga soo daba dhacayaan iyo ilaa figta sheekada, sidoo kale si talaabo talaabo ah ula socon karaa gunaanadka sheekada

  • Ardaydu waxay si fahamleh u kala saarayaan noocyada sheekooyinka gaagaban, iyaga oo isla markaasna ku tartamaya habka curinta iyo qoraalka sheekooyinka gaaban, abaalmarina ku mutaysanayaan



  • Waxay ardaydu si garasho iyo fahan firfircoon leh uga baaraan degayaan furfurista Maansooyinka halxidhaalaha leh, iyaga oo si koox koox ah ugu tartamaaya qayb kasta oo Maansada ka mid ah halxidhaalaha ku jira.

  • Waxa ay sidoo kale ku tartamayaan halxidhaalayaal cusub in ay curiyaan islamarkaasna kooxaha kale ku xujeeyaan iyaga oo hab maanso u dhigaya



  • Ardaydu waxay si fahan iyo garasho leh koox koox u qodobaynayaan faraqa u dhexeeya warqad shaqiyeedda iyo warqadda ganacsi iyagoo ka eegaaya dhinacyada qaabka iyo nuxurka

  • Waxa ay si koox koox ah u diyaarinayaan qoraalka waraaqahaas iyaga oo raacaya nidaamka hab qoraal ee mid kasta.




  • Waxa ay Isla falanqayndoonaan ereybixinta suugaanta sida kuwa ku jira maansada Maahmaahaha iyo Murtida

  • hakadoodaan ereyoda adage e buugga, sida sheekooyinka dhaqanka iyo jar iska xoorka.




  • Buugga 1aad ee suugaanta D/sare

  • Abwaan

  • Dhaqan yaqaan

  • Cajalado maqal iyo muuqaal

  • Internet ka sida

  • www.aftahan.com




  • Buugga 1aad ee suugaanta afka soomaaliga

  • Abwaan

  • Dhaqan yaqaan

  • Cajalado maqal iyo muuqaal

  • Buugaag sheekooyin ah oo loo qaybiyo sida buuga Hagardaamo

  • Bare

  • Buugga fasalka 1aad ee suugaanta

  • Abwaan

  • Dhaqan yaqaan

  • Canalado

  • Internet

  • www.Aftahan.com

  • Buug 1aad ee suugaanta afka soomaaliga D/sare

  • Abwaan

  • Dhaqan yaqaan

  • Cajalado maqal iyo muuqaal

  • Buugaag sheekooyin ah oo loo qaybiyo sida buuga Hagardaamo




  • Buugga sheekooyinka “Ma huraan”



Buugga fasalka 1aad ee suugaanta

  • Abwaan

  • Dhaqan yaqaan

  • Cajalado

  • Internet

  • Buugga ma Huraan

  • Buugaagta kale ee sheekooyinka ah



  • Buugaagta luuqadda ingiriisiga ee D/sare

  • Kumbiyuutarada

  • Nuqulada baraha



  • Buugga Suugaanta D/sare fasalka koowaad

  • Qaamuusyada Afka somaliga

  • Abwaanada

  • Dhaqan




^ MUQARARKA OF-SOMALIGA DUGSIYADA SARE EE FASALKA LABAAD

Qaybta

U jeedada gaar

Tusmo

Habka wax dhigista iyo hawl qabadka

Kaabayaasha

1. Maansada


2. Maahmaah-da iyo Murtida


3. Hees Howleedyada


^ 4.Ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka

5. Xubnaha afka maldahan


6. Habka warqad qorista

7 Sheekooyinka iyo curisyada

Riwayad

9. Ereybixinta Suugaaneed iyo Erayada culculs ee casharada

  • Dhammaadka qaybtan maansada ardaydu waxa ay aqoon u yeelanayaan

  • Mowduucyada ay maansooyinka qaybtani ku saabsan yihiin iyo siday ula xidhiidhaan dhinacyada nolosha bulshada

  • Xiliga la tiriyay maansooyinkan sida uu ahaa waayaha nolosha bulshadu

  • Suugaanyahannada waqtigaas jiray iyo qodobada xiisaha lahaa lahaa ee laga maansoon jiray

  • Farqiga u dhexeeya isbedelka nolosha bulshada ee hadda iyo xilliga.




  • Dhammaadka qaybtan waxay ardaydu awoodi donaan

  • Furfurista Maahmaahda iyo Murtida

  • Waxa ay si kasmo furan u awoodi donaan in ay kala saaraan Maahmaah iyo Murtida



  • Dhammaadka qabytan ardaydu waxay awood u yeelanayaan

  • Noocyada heeso howleed iyo howlaha dhaqan ee loo adeegsado



  • Dhammaadka qaybtan waxa ay ardaydu garasho dheeraad ah u yeelanayaaan heesaha dhaqan ee ciyaarkasta u gaarka ah iyo sida loogu dhawaaqo

  • Waxay awoodi donaan garashada iyo sooban dhigidda ciyaaro kala duwan Fasalka debediisa xafladaha dugsiga iyo weliba tartamuda ka baxsan dugsiga



  • Dhammaadka qaybtan xubnaha afka maldahan ardaygu waxa ay awoodi donaan garasho xeel dheer oo ay u yeeshaan xubnaha afka maldahan



  • Dhammaadka qaybtan habka qoraalka waraaqaha waxa ay dhaqan galin donaan si garasho leh sida loo qoro waraaqaha



  • Dhamaadka qaytan sheekooyin iyo curisyada waxa ay u awood helayaan ardaydu garashada sheeko dhaqmeedyada iyo curisyada

  • Waxay ka kasbanayaan aqoonta la xidhiidha habka sheekooyinka iyo curisyada loo qoro

  • Waxay u awood helayaan curinta iyo qorida sheekooyinka gaagaaban iyoc curisyada



  • Dhammaadka riwaayadu arday waxay ay nolol ahaan taaban doonaan dhibaatada qaadka u leeyahay bulshada



  • Dhammaadka qaybtan eray bixinta ardaydu waxa ay garasho dheeraad ah u yeelan donaan eraybixinta suugaanta iyo erayada adag ee buugga

  • Dhammaadka qaybtan naxwaha ardaydu waxay xidhiidhin donaan qaybaha naxwaha ee ereynta, weedhaynta hadal iyo qoraal iyo astaamaynta.




  • Guuranka la’aado (Gabay)

  • Toddobaatan iyo toban (Gabay)

  • Tolow halay dhoofsho (Gabay)

  • Geela (Gabay)

  • Fiin (Gabay)

  • Guuguule (Gabay)

  • Guubaabo iyo garnaqsi (Gabay)

  • Ma anaa (Gabay)

  • Sheekh Bashir (Gabay)

  • Hammi (Gabay)

  • Amaan faras (Geeraar)

  • Laygu kaa dherer (Gabay)

  • Hooyo (ees)

  • Nabi Aman

  • Adduun qaalla bixi waa (Gabay)

  • Maxaa iiga gidhiish ah (Hees)

  • Nimankaan dukaamada lukiyan… (Gabay)

  • Dhoomaha Sanaag ama Dhool bari (Gabay)

  • Hablaha geeska Africa buugga (Halkaraan) ee Hadraawi

  • Ama cajalada uu ku heesaayo hadalka khaliif Cismaan Cabdi

  • Sayid khalifa



  • Maahmaahyo halleyda ah

  • Maahmaahyada labaalayda ah

  • Maahmaahyada saddexlayda ah

  • Maahmaahyada tiraabta ah

  • Maahmaahyada tixda ah

  • Murtida iyo isticmaalkeeda



  • Hees-howleedyada agabka Aqal-Somaliga, sida:-

    • Hararka

    • Aloolka

    • Haanta

    • Mooyaha

    • Kebedda




      • Hees hawleedyada Badaha iyo noocyadooda

      • Hees-hawleedyada beeyada



      • Ciyaaraha hiddaha ee gobolada

        • Sanaag

        • Sool

        • Togdheer

        • Saaxil

        • Hargeysa

        • Awdal




          • Ekeeye

1. Shareere

2. Qofeeyn

3. Buunbuunin

4. Yamxeero

6. Sarbeeb

7. Duurxul

8. Silansugan

9. Quusin


  • Warqad shakhsiyeed

  • Warqad shaqo

  • Warqad wax bixineed(gaaban)



  • Sheekooyinka iyo curisyada

  • Sida ban oogta cidla beegsaday (curis)

  • Cago la’aantay ciidu igu aragtay (curis)

  • Anigii roonaa bay i rogatay (curis)

  • Calas iyo caduur (curis)

  • Geel badanow lagu sheeg (curis)

  • Buugga sheekada “Hargardaamo”



  • Riwaayad

  • Qaadka iyo howlahiisa

  • Xagga caafimaad

  • Dhaqalaha

  • Wakhtiga



  • Suuganta

  • Maansada

  • Ereyad adag

  1. Naxwe

    • Ereyayn

    • Magacyo

    • Falal

    • Qurubyo

  2. Weedhayn

    • Weedh fudud

    • Weedh culus

  3. hodal iyo qoraal

  4. astaamaynta

    • Noocyada

    • Astaamaynta

  • Ardaydu waxa ay u awood yeelanayaan hab akhriska iyo dhegaysiga maansooyinka kala duwan ee heerkan (F.labaad)

  • Waxa si ku celcelis leh u dhuuxayaan Gabayada, Geeraarada, Jiiftooyinkam Buraanburka IWM ee heerkooda isla markaana si koox koox ah uga baarandegayaan

  • Ardaydu waxay ay si koox koox ah ugu tartamayaan mawduuca ay maanso waliba ku saabsan tahay iyo kaalinta uu mawduucaasi kaga jiro nolosha bulshada ay ka midka yihiin

  • Waxa ay ka fekerayaan hadday jirto noocyo suugaanmeed kale oo isla mawduucaas ku lugleh sida Maahmaahyo Murti sheekooyin, Gabayo iyo Iwm

  • Iyagoo hadday jiraan shaqo guri uga soo shaqaynaya, lana kaashanaya xeel dheeraasha dhaqanka iyo suugaanta ama buugaaggta

  • Ardaydu waxay si faham sare leh uga jawaab celinayaan dhammaan waydiimaha la xidhiidha qaybtan maansada, sida:- habka gabayga loo dhisay ama loo qorsheeyay fikradaha isdaba yaal ee mowduucyada lagu horo marinayo

  • Waxay sugayaaanj xaalada, iyo cidda, goorta iyo waqtiga, sidoo kale waxay fahmayaan dulucda ujeeddo ee maansada

  • Ardaydu waxay si koox koox ah isaga kaashanayaan hellid fikradda guud ee maanso kasta iyo qaybaheedaba

  • Sidoo kale waxay si taxadir leh fahmayaan macnaha erayada culus iyo lidka erayada

  • Ardaydu waxay si koox koox ah uga soo saarayaan maanso kasta erayada falalka, ah, erayada magacayada yada ah, kuwa magacuyaalada ah iyo sidoo kale kuwa xidhiidhiyaaasha ah ee ku jira maanso kasta.

  • Waxay ardaydu ku tartamayaan fahanka tuducyadu xambaarsan maldihidda iyo noocyada ay yihiin sida :- Sarbeebta, Buunbuuninta, yamxeerada, duurxulka, quusinta, xusida IWM.




  • Ardaydu waxay awood u yeelanayaan fahmidda iyo kala saaridda Murtida iyo Maahmaahyada

  • Waxay awood u yeelanayaan mawduucyada kala duwan ee ay ku saabsan yihiin Maahmaahayada Marutida sida:- Nabada, lexejeclada, waxbarashada, danta IWM

  • Waxay si koox koox ah ugu tartamayaan

Ardaydu isticmaalka maahmaahda iyo Murtida iyo waliba sida hufan ee hadalka loogu kaabo.


  • Ardaydu waxay awood u yeelanayaan

Adeegsiga hees hawleedyada iyo hawlaha dhaqan ee loo adeegsado

  • Waxa ay kala saarayaan iyaga oo koox koox ah noocyada agabka aqal-soomaliga sida:-




  • Hararka

  • Kabadda

  • Aloolka

  • Hanta

  • Mooyaha

IWM


  • Aradaydu waxa ay iyaga oo koox koox ah ku tartamaaya hees howlaeedyada Badda la xidhiidha iyaga oo nooc hawleed kasta ku jaan gaynaya heesta ku habboon ee dhaqan ahaan loogu heeso ama loo adeegsado marka hawshiisa la hayo

  • Ardaydu waxa ay si faham qoto leh koox koox ugu tartamayaan isku beegidda heesta iyo howsha

  • Waxay u awood helayaan in ay jees-hawleed kasta gartaan waxa loogu heeso iyo waliba waqtiga loogu heeso




  • Baruhu waxa uu tusaale buuxa ka siin doonaa ardayda ciyaaraha kala duwan ee dhaqanka ee gobollada dalka

  • Waxa ay ardaydu isku qaybin doonaan lix kooxood

  • Koox kastaaba waxa ay jili doonaan ciyaar gobal u gaar ah

  • Waxay falanqayn doonaan tilmaaha ay ciyaarahu ku kala duwan yihiin

  • Waxa ay koox koox u qori doonaan munaaasabadaha loo ciyaaro

  • Waxa ay ku tartami doonaan codka iyo jiibta ciyaaraha gobollada

  • Waxa ay mid mid wax ua qori doonaan fikradda ay ka qabaan ciyaaraha hiddaha




  • Koox koox isugu xujayn doonaan xubnaha Afka Maldahan sida:-

  • Eekeeye

  • Shareere

  • Ardaybaa tusaale keeni doona ku saabsan qofaynta iyo buunbuuninta

  • Baraha ayaa u sharxaaya sida loo isticmaalo xubnaha afka maldahan

  • Waxa ay ka soo saarayaan Gabayada, Heesaha iyo Sheekooyinka xubnaha afka maldahan




  • Waxa ay fasal fasal, koox koox iyo laba laba isugu diri donaan waraaqaha laysu diro sida:-

  • Warqad shakhsiyeed

  • Warqad shaqo

  • Waxa ay hubinayaan oo mid ba ka kale ka eegayaa astaamaynta sharuud ah kala ee waraaqaha




  • Ka dib markay akhriyaan sheeko dhaqmeed ayaa ay ka shaqaynayaan haw qabadyada hoose sida:-

  • Shaqo kooxeed fasalka dhexdiisa ah

  • Waxa ay ka soo saarayaan sheeko, weedho, falal kala duwan ay ku jiraan

  • Waxa ay laba laba isu waydiinayaan xubnaha Afka maldahan




  • Waraysi dad wakhtigoodii qaadku ka lumiyay

  • Dhegaysi xog waran lacagta qaadka ku baxda ee sannadkii

  • Maqa l iyo akhris qoraalo ka hadlaaya dad ku xanuunsaday cunida qaadka

  • Dad uu waalay qaadku



  • Ilima bixinta erayada suugaanta

  • Sida kuwa ku jira maansada

  • Gabayada

  • Geeraarada

  • Heesaha

  • Ereyada adag ee buugga waxa ay u baahann yihiin micnahooda

  • Gooraynta waxa ay ku qaadamayaan cutubkasta sida:-

  • Goorayn joogta

------------- socota

------------- tagto

------------- iyo soo socoto

  • Xirfadaha luqada ku sii casharkasta

  • Sida:-

    1. ----xirfadda dhegeysi

    2. ----hadalka

    3. ----akhriska

    4. ----qoraalka



  • Buugga suugaanta dugsiyada sare fasalka labaad

  • Abwaanada iyo dhaqan yaqaanada

  • Cajalado maqaliyo muuqaalba ah

  • Internet sida Aftahan.com iyo kuwo kale

  • Buugga Nolosha (yusuf Shaacir)

  • Buugga Halkaraan ee Abwaan Hadraawi




  • Buugga suugaanta dugsiga sare fasalka 2aad

  • Buugaagta Af-Soomaliga ee Maahmaada iyo Murtida

  • Abwaanada

  • Dhaqanyaqaanada

  • Cajalado maqal iyo muuqaal ah

  • Internetka

  • www.Aftahan.com




  • Buugga Nabadshe ee Yusuf shaacir

  • Dhaqanyaqaan

  • Cajalado maqal iyo muuqaal ah

  • Aftahan.com

  • Bare

  • Abwaan Rag ama dumar



  • Buugga Nabadshhe ee yuusuf shaacir

  • Cajalado maqal iyo muuqaala

  • Internet Aftahan.com




  • Buugga fasalka labaad

  • Abwaan

  • Dhaqan yaqaan

  • Cajalado

  • Internet sida:-






  • Buugga fasalka labaad

  • Abwaanada Afsoomaliga

  • Dhaqan yaqaano

  • Cajalado

  • Buuga sheekada Hagardaamo

  • Bugga sheekooyinka “Ma huraan”



  • Dadwaawaynoo uu ka lumiyay mustaqbalkoodii qaadku

  • Buugga nuqulka Baraha

  • Dalxiis meelaha subax iyo galabba lagu cuno



  • Qaamuuska SOOMAALIGA

  • Abwaanada aftahmada ragga iyo dumarka ah ee gobalada jooga

  • Buugga suugaantee fasalka labaad

  • Buuga naxwaha X. Raabi

  • IWM.





^ MUQARARKA OF-SOMALIGA DUGSIYADA SARE EE FASALKA SADDEXAAD




Qaybaha

U jeedada

Tusmo

Habka wax dhigista iyo hawl qabadka

Kaabayaasha

  1. Maansada



^ 2. Maahmaahda iyo Muritda


3. Hees howleedyada

4. Xubnaha Afka maldahan


5.

Warqad Qoraalka


6. Sheekooyinka iyo Curisyada

7. Doodda iyo Baanisada

8. riwaayaddaha

9. Eraybixinta suugaanta iyo erayada culus ee casharada



  • Dhammaadka qaybtan maansoonyinka waxa uu ardaygu awood yeelanayaa dhuuxida iyo fahamka maansooyinkii waayadii dagaalkii labaad ee dunida, waqtigii xoriyadda 1960kii iyo ka dib xoriyadda

  • Waxay ogaal buuxa u yeelanayaan taariikhda iyo waayaha nololeed ee bulshada




  • Dhammaadka qaybtan maahmaahaha iyo murtida, waxa ay ardaydu u awood yeelanayaan sida loo akhriyo maahmaahaha iyo murtida, taasi oo u sahlaysa ardayda, in ay si fudud ula soo baxaan dulucda macne.

  • Waxay ku dhiiranayaan inay raad raac iyo baadhis ku sameeyaan maahmaahaha iyo murtida dhaqankooda




  • Dhammaadka qaybtan hees-hawleedyada waxa ay ardaydu si aftahanimo leh aqoon ugu yeelanayaan

  • Hees-hawleedyada dhaqan ee ummaddooda

  • Waxay si garasho leh u kala ogaanayaan sababta loo adeegsado iyo sida ay ku abuurmeen

  • Waxa ay u awood yeelanayaan noocyada hawlaha dhaqan dhaqaale ee loo adeegsado




  • Dhammaadka qaytan xubnaha Af ka maldahan waxa ay ardaydu ku awooodaysan doonaan aqoonsiga noocyada xubnaha Afka maldahan

  • Sidoo kale waxa ay awoodayaan ka soo saarida iyo fahanka afka maldahan noocyada suugaaneed qoraalada iyo hadalada Afka laga yidhaahdoba



  • Dhammaadka qaybtan warqad qoraalka, ardaydu waxa ay u awood helayaan, in ay hore uga maraan dhinaca waraaq qorista oo leh qaybaheeda

  • Waxa ay kala aqoonsanayaan hababka qorista kala duwan ee waraaqaha

  • Waxa ay garasho cilmiyeed u yeelanayaan habka mid kasta loo diyaario iyo xubna hoosaadka dhisme ahaaneed



  • Dhammaadka qaybtan sheekooyinka iyo curisyada

  • Ardayda waxa ay ka awood siinaysaa ogaaanshaha hab qoraalada sheekooyinka gaagaaban, sheekooyinka dhaadheer, curisyada iyo maqaalada IWM

  • Waxa ay ardaydu ku fahmayaan tabaha iyo farsamooyinka qoraal ee ay sheeko qorayaashu adeegsadaan

  • Waxay ardaydu ka korodhsanayaan awood sheeko curineed iyo mid ay ku naqdiyi karaan kagana faaloon karaan sheekeeyinka qoran



  • Dhammaadka qaybtan doodda iyo baanista waxa ay ardayd ka kasbanayaan waxa ay tahay dooddu iyo sida loo baano




  • Dhammaadka qaybtan riwaayadda waxa ay ardaydu aqoon u yeelanayaan habka qorista riwaayadaha, iyo habdhimeedka qaybaheeda

  • Ardaydu waxa ay u awood helayaan in ay gortaan taariikhda riwaayadaha soomaalida

  • Waxa ay awood u yeelanayaan faaqidaadda iyo naqdiga riwaayadaha

  • Waxay baranayaan riwaayad qorayaasha soomaalida



  • Dhammaadka qaybtan eraybixinta suugaanta iyo erayada adag waxa ay ardaydu u awood yeelandoonaan dhaqan galinta eraybixin ay yaqaanaan




  • Maansoonyinka kala ah

  • Maandeeq (gabay)

  • Xumaanta qabyaaladda (gabay)

  • Dayax (gabay)

  • Tallan baab qabaa (gabay)

  • Haddii dunida lagu waarayo (gabay)

  • Túsale waalid (gabay)

  • Gabay xifaaltan ah (nin reer miyi ah iyo nin reer magaal ah)

  • Saadaal (gabay)

  • Hubqaad (gabay)

  • sinaan (gabay)

  • Qodka gubanka soo kacay (gabay)

  • Gogosha hay gaynin (gabay) waxa uu ku jiraa sheekada Qamaan iyo Barni ee muqararka loogu daray fasalkan

  • Waar tolow colka jooja (geeraar)

  • Sidaad tahay gammaan faras (hees)

  • Afku wuxuu la xoog yahay (gabay)

  • Habboon (hees)

  • Hud-Hud (hees)



  • Taariikhda maahmaahaha iyo murtida soomaalida

  • Waxa laga dheehan karo ama laga akhrisan karo ee ay xambaarsan yihiin maahmaahaha iyo murtidu

  • Faraqa u dhexeeya maahmaah iyo murtida

  • Hababka kala duwan ee maahmaahda iyo murtidu loogala soo baxo dulucda macne ee ku qorsoon



  • Taariikhda Hees-hawleedyada

  • Sida ay u abuurmaan

  • Noocyada hawlaha kala duwan ee loo adeegsado iyo sababta loo adeegsado

  • Hees howleedyada, xoolaha iyo qaybahooda

  • Hees-hawleedyada agabka aqal soomaliga

  • Hees-hawleedyada beeraha

  • Hees-hawleedyada badaha

  • Hees hawleedyada beeyada

  • Hees-hawleedyada dhismaha kuwa awrka geediga, dhaanka IWM




  • Sababta wax loo maldaho

  • Maxay ku kala duwan yihiin hadalka maldahan iyo ka aan maldahnayn

  • Maldihida fudud

  • Maldihidda maansada ama gabayada

  • Qalabyada ama erayada hadalka lagu maldaho iyo siyaabaha loogu maldaha

  • Kuwa ugu adeesiga badan iyo sababta




  • Warqad qorista

  • Dhacdo ka dhacday fasalka dhexdiisa

  • Dhacdo meel ka dhacday oo wargayska loo gudbinaayo

  • Qof (C.V) diyaarinaaya si uu u shaqo tago (raadsi)

  • Nooca kala duwan ee waraaqaha caadiga ah




  • Sheekooyinka fasalka koowaad iyo kuwa labaad oo naqtiin ah

  • Curisyada buugga fasalka saddexaad ku qoran sida

  • Magaaladii baabaday

  • Hawl iyo hogo kaliileed

  • Geed fadhiisi

  • Jarabarka gammaanka

  • Gef iyo guul darro

  • Sheekadii Qammaan Bulxan iyo Bari

  • (bilaw ilaa dhammaad)



  • Dooda iyo Baanis

- kiis dhiig

- kiis dhaqan

- kiis Xoolo

- neef Geela

- neef Lo’a

  • sida dhaqan ahaan garta loo qaadi jiray

  • mudduc, maddaacalay iyo xeerbeegti



Riwaayad:

Faraqa u dhexeEmma Gremley" , "mike brophy" , "Jonathan Porter" , "John Lowe" , "Richard Arden" , "Harvey Smith" ,  "Malindi Auma" , "Terence Driscoll" eya riwaayad iyo maanso ama sheeko

Halka ay riwaayadu ka soo jeeddo

  • Taariikhda riwaayadadha soo maalida

  • Qorayaasha riwaayadaha soomalida iyo riwaayadaha ay qoreen

  • Riwaaddii shabeel naagood oo qoran



Erey bixin

  • Eray bixinta suugaanta

  • Cilmi ahaan

  • Erey ahaan

  • Ereyada adag ee casharada buuga



  • Sharxidda iyo faahfaahinta baraha ka dib, ardaydu waxay si koox koox ah ugu tartamayaan ka jawaab celinta waydiimaha la xidhiidha:-

  • Tiriyaha maansada, goorta, sababta, iyo dhacdada mawduuca qaybah, sharaxa tuduc ka mid ah maansada

  • Fikradda guud ama dulucda maansada iyo dhamaan waxyaabaha lagu gorfeeyay maansada dhexdeeda

  • Ardaydu waxay si faham Leh koox koox uga soo saarayaan maansa kasta wixii qalad af-maldahane la adeegsaday,

  • Sheegaye nooca af-maldahanaha

  • Waxay si koox koox ah uga soo saarayaan wixii calamad ah ee u taagan wax laysla garanayo sida: Mandeeq oo u taagan xoriyadda

  • Waxay ardaydu si koox koox ah isula falanqaynayaan sheekooynka dhaqan ee maansayahanadu si dul mar ah ugu bixiyeen tusaalayaasha si ay humaagyada sawiradooda uga dhigaan taabagal

  • Waxay si koox koox ah u naqdiyayaan dhammaan maansooyinka qaab dhismeedkooda iyo afkaaraha suugaanyahanada



  • Sharraxa iyo faahfaahinta ballaadhan ee dhinacyada badan uu ka iftiimiyay ka dib, waxa ay ardaydu si koox koox ah uga jawaab celinayaan waydiimahan

  • Waa maxay maahmaah iyo mariti?

  • Maxay ku kala duwan yihiin?

  • Goorma ay bilowdeen?

  • Maxay xambaarsan yihiin oo laga dheehankaraa?

  • Imisa hab ay u sidaan dulucda macne ee ku qarsoon?

  • Mid kasta ka bixi dhowr túsale?

  • Maahmaahah iyo murtidu ma run baa, waxa ay duluc u yihiin sheeko gaaban?

  • Qor caddaymo jawaabtaada la xidhidha

  • Ardaydu waxay si koox koox ah ugu tartamayaan maahmaahyo ku saabsan mawduuyo kale duwan sida:-

  • Dhawr maahmaahood oo geela ku saabsan

  • Dhawr Adhiga ku saabsan

  • Dhowr noocyada ugaadha la xidhiidha

  • Dhawr noocyada dugaaga ku saabsan iyo sidoo kale dabeecadaha dadka midkasta dhowr ku saabsan

  • Ardaydu waxay si koox koox ah u qorayaan maahmaahyo iyo murti halxaraf ku socda sida:- b,t,j….....y, a,e,i,o,u.

  • Ardaydu waxay si koox koox ah baadhis qoraal ugu samaynayaan mawduucyada ay maahmaahaha iyo murtida dhaqan ku kala abaaran yihiin, sida:-

  • Garsoorka caddaaladeeda, iyaga oo tirada maahmaah iyo murti ee ay soo heleen ku samaynaya baadhis tusaale buuxa iyo maragaba u ah.

  • Habdhaqankii garsoor ee ummaddu ku soo dhaqmi jirtay, kama qoraya faallo sugan



  • Sharrax iyo faahfaahinta dhinacyada, badan taabanaysa, ka dhib waxay ardaydu si koox koox ah ugu tartamayaan hees-hawleed ku kala aaddan noocyada hawlaha dhaqan ee kala duwan, fasalka dhexdiisa iyo shaqo guriba

  • Ardaydu iyaga oo u shaqaynaya qaab koox koox ah waxay ku tartamayaan iyaga oo kooxiba koox ku xujaynayso

Sheegidda hees-hawleedyo “maxaa loogu heesaa, goormaase loogu heesaa”?

  • Ardaydu markale waxay hees-hawleedyada u eegayaan hab baadhisi ay la xidhiidho iyo iyaga oo hee-hawleedyada ka dhex baadhaaya aqoonta laga dheehan karo ee ay xambaarsan yihiiin, taas waxa ay ka raad raaci ka rtaan iyagoo koox kooxa ah

  • Sharaxa macne ee hees-hawleedyada

  • Ereyada muujinaya qalabka farsamo ee la xidhiidha hadba waxa ay heestu ku saabsan tahay

  • Ereyada magacyada ah ee ku jira heesta sida:- magacyo geel iyo wixii la mid ah

  • Waxyaabaha tusaalayaasha lagu bixinayo

  • Ugu danbayn koox waliba falaanqadeeda baadhiseed bay ka soo jeedinayaan fasalka

  • Saxidda iyo abaal marintana waxa leh baraha maadada

  • Dulmarid cashardadii fasalka labaad ee af maldahanayaasha iyagoo ka dib sharxida qeexan ee tusaalayaasha taaban karo xambaarsan, kuna salaysan habdhigista casriga ah ee ay ardaydu u dub dhexaadka u tahay

  • Ardaydu waxa ay si koox koox ah uga aqoonsanayaan qoraalada suugaaneed iyo hadalba meelaha afmaldahanayaasha loo adeegsado, iyaga oo isla markaana sheegaya nooca af maldahane ee uu yahay, shayga loo isticmaalay, ereyada la adeegsaday, dhaanka laga eeg iyo sida ay suuragalka u tahay ama macquulka

  • Ardaydu iyaga oo koox-koox ah waxay ay soo diyaarinayaan qoraalo ay curiyeen oo maldahan, ka dibna si hufan oo barahu daadahaynayo ayey fasalka dhexdiisa ugu tartamayaan,

  • Go’aanka iyo abaal marinta waxa lehbaraha

  • Baadhis

  • ardaydu iyagoo u sheegayaana si koox-koox, waxa ay baadhis ku soo samaynayaan Haasaawihii dhaqan ee hore ee ku dhisnaa maldihidda hadalka iyo halxidhaalaha iyo sidoo kale u jeedada laga lahaa ka dibna faslka ha soo jeediyeen, barahuna si loogu daro casharada muqararka ha u soo gudbiyo waaxda manaahijda, haka soo raaciyo magacyada ardayda soo qortay iyo dugsiyada ay ka tirsan yihiinh, waa wax qabad muhiim ah.

  • Qoraal xog waran mushkilado ka dhacay fasalka in ardaydu u gudbiyan, maamulaha dugsiga

  • Warbixin koox koox ah oo loo gudbinaayo wargayska kooxda ugu fiican

  • Arday kastaa ha diyaaro taxanihiisa wax barasho (C.V)

  • Laba laba ha isugu diraan waraaqo shakhsiyeed wiilku ha u qro wiil, gabdhu ha u qorto warqadda gabadh




  • Sharaxa xeel dheerida leh ee baraha ka dib, ardaydu waxay si koox-koox ah uga aqoon ogaansanayaan sheekada iyo curisyada

  • Xaladda iyo dejinta sida:-

  • Meesha, wakhtiga, sababta

  • Ardaydu waxa ay si fahan leh u ogaanayaan mawduucyada curisyada iyo sheekooyika oo sidoo kale la soconayaan sida mawduuyada loo hurumariyey iyo tallaabooyinka la qaadan ama ficilada iska soo daba dhacaya ee gaadhaaya figta sheekada ama curiska

  • Waxay si feejignaan leh ula soconayaan xalka sheekada ama curiska ilaa laga soo gaadhaayo gabogabaha oo ah dulucda ama fikradda guud

  • Taasi oo ah tan u digayso akhristaha

  • Ardaydu waxay si buuxda u aqoonsanayaan shaqsiyadaha sheekada ama curisyada ku jiraa iyo sida ay u

  • kal macquulsan yihiin iyo sida ay u kala muhiimsan yihiin ba iyo waliba sida ay u egyihiin oo ah tilmaanta laga bixiyay

  • Ardaydu waxay si koox-koox ah iyo keli keliba uga fekerayaan sida ay ficilada isaga soo daba dhacayaan oo ah “qorshaha sheekada” waa halka laga ogaado qoraaga xariifka ah

  • Ugu dambayn waxay koox-koox iyo keli keliba u cursan doonaan curisyo iyo sheekooyin gaagaaban baraha iyo abaal marintaba leh




  • Fadlan qor arin qoys ka dhex dhacday

  • Eegis sidii loo xalililahaa khilaafka qoyska

  • Ninka aniga waxa aan rabaa--------------

  • Naagta anuga waxaan rabaa-----------------

  • Garyaqaan:-

Idinka doonistiinu waxa ay dhammaatay markii aad dhasheen ubedka! Talada keliya ee soconaysaa waa :-

  • Ubadka dantooda

    • Waxbarashada ubadka

    • Dhalaaleynta ubedka

    • Caafimaadka ubedka

    • Mustaqbalka uabedka



    • Barahu isaga oo kaashanaya aqoontiisa iyo baadhis sugan oo cilmiyeedba waxa uu ka hor riwaayadda

    • Shabeel naagood ardayad u dhigayaa casharada ku xusan tusma muqararkan

    • marka xigta baruhu waxa uu hordhac ballaadhanku bixinayaa riwaayadda buugga fasalka saddexaad ee suugaanta

    • ardaydu waxay iyaga oo kaashanaya baraha si koox ah uga jawaab celinayaan su’aalahan sida:-

    • waa maxay faraqa u dhexeeya maanso iyo riwaayad

    • taariikhda riwaayadaha soomalida ka qor faallo?

    • Sheeg shan riwaayad qore oo soomaali ah, oo shaac baxay? Mid kasta na qor hal riwaayad oo shaac baxday oo uu alifay ama qoray?

    • Ardaydu iyaga oo kaashanaya baraha waxa ay soo diyaarinayaan riwaayado gaagaaban oo ay ardaydu aliftay kano hadlays wacyi galin sida:-

    • Dhibaatada uu qaadku leeyahay

    • Dhawrista deegaanka

    • Iyo dhibaatada aqoon la’aanta




    • Waxa ay wada jir u falanqaynayaan erey bixinta suugaanta sida:-

      • Suugaan

      • Maanro

      • Maahmaah

      • Murti

      • Baanso

        • Ereyada adeg ee buugga iyo kuwa la xidhiidha sida:-

        • Ereyada adag ee

        • Sheekooyinka

        • Xubnaha afka meldahan

        • Hal xidhaalayaasha IWM




  • Buugga suugaanta fasalka saddexaad

  • Abwaan

  • Dhaqan yaqaan

  • Cajalado maqal iyo muulaal ah




  • Buuga Nabadshe (yussuf Shaacir)

  • Buugga suugaanta

  • fasalka saddexaad

  • Abwaan

  • Dhaqan yaqaan

  • Buugaagta dheeraadka ah ee suugaan ah

  • Cajalado maqal iyo muuqaal



  • Buugga

  • Nabadshe ee Yuusuf sharaacir

  • Abwaanada

  • Dhaqan yaqaano

  • Cajalado maqal iyo muuqaal

  • Aftahan.com

  • Nuqlada baaha



  • Buugga Suugaanta F 3aaad

  • Abwaan

  • Cajalado maqal iyo muuqaala

  • Qorallo kala duwan oo xanbaarsan qaybaha hadalka maldahan

  • Nuqlada baraha maadaada



  • Buugga qora habka loo qoro waraaqha

  • Nuqulka baraha waraqaha

  • Internetka iyo kumbuyuutarada

  • Buugga suugaanta fasalka saddexaad

  • Buugga sheekooyinka “Hagardaamo”

  • Buugga sheekooyinka “Ma huraan”

  • Buugaagta kale ee sheekooyinka oo tusaale iyo kaabid ba loo isticmaali karo




  • Garyaqaanada deegaanka

  • Dhaqan yaqaanda deegaanka

  • Xaakimada

  • Waayo aragga dhaqnka xoolaha

  • Buugga xeerkii hore ee Soomalida




  • Buugga suuggaanta fasalka saddexaad

  • Baraha oo

  • kaashanaya baadhis cilmiyeed aqoonta riwaayadaha SOOMAALIda la xidhiidha sida:-

  • Buugga Masax faneedka ee uu qoray Afrax

  • Qoraalo qoraal uu barahu ee siminaarad IWM



  • Baraha

  • Qaamuska afka

  • Abwaano

  • Aftahannada

  • Buugga suugaanta Fasalka sadexaad











Download 1.65 Mb.
leave a comment
Page16/18
Date conversion02.10.2011
Size1.65 Mb.
TypeДокументы, Educational materials
Add document to your blog or website

страницы: 1   ...   10   11   12   13   14   15   16   17   18
хорошо
  1
Your rate:
Place this button on your site:
docs.exdat.com

The database is protected by copyright ©exdat 2000-2014
При копировании материала укажите ссылку
send message
Documents

upload
Documents

Рейтинг@Mail.ru
наверх